image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Rooble oo magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo ka kooban toddoba xubnood oo iskugu jira wasiirro iyo saraakiisha ciidamada, iyo agaasimaha NISA.

Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska Ra’isul Wasaaraha, wasiirka Amniga Qaranka Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa noqonaya guddoomiya guddigan, waxaana xubno ka ah, wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jamac) Wasiirka duulista Durraan Faarax, wasiirka caddaaladda Xasan Xaaji Xuseen, taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odowaa Yususf Raage, taliyaha booliska General Cabdi Xasan Xijaar iyo agaasimaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee NISA Mahad Salaad.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xafladda caleemo-saarkiisa ay ka dhici doontaa magaalada Muqdishu 9-ka bisha Juun, xafladdaasi oo la filayo inay kasoo qaybgalaan madax kala duwan oo gudaha iyo dibedda ka kala socota.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.