image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Faah-faahin: Diyaarad sidday rakaab oo saacdo la waysanaa oo hadda la helay

Muqdisho (Onkod Radio) — Diyaarad ay lahayd shirkadda Tara oo la waayay maanta galinkii ayaa laga helay dalka Nepal. Rakaab gaaraya 21 qof ayaa...

Deg deg, Guddiga FEIT oo ka jawaabay go’aankii uu Rooble ku kala diray

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray qoraal ka jawaabaya go’aankii uu guddiyadii doorashada ku kala diray Ra’iisul...

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka degmada Marka

Muqdisho (Onkod Radio) — Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar dhabagal ah oo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay...

Mahad Salaad oo maanta la wareegay hoggaanka NISA

Muqdisho (Onkod Radio) — Munaasibad kooban oo maanta ka qabsoomtay xarunta Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee...

Rooble oo kala diray guddiyadii doorashada dadban

Muqdisho (Onkod Radio) — Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga Federaalka Soomaaliya ayaa kala diray Guddiyada doorashooyinka dadban. Guddiyadaasi oo isugu jira heer Federaal, Heer Dowlad...

Erdogan oo markale weeraray Sweden iyo Finland

Ankara (Onkod Radio) — Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayib Erdogan, ayaa sheegay in wadahadal uu toddobaadkan la yeeshay Sweden iyo Finland, oo ku saabsanaa ku...

Villa Somalia o beenisay arrin la sheegay inay qorsheyneyso

Muqdisho (Onkod Radio) — Afhayeenka cusub ee Madaxtooyada Villa Somalia, Cabdikariin Cali Kaar ayaa markii u horeysay beeniyay in Madaxtooyada ay qoraneyso dhalinyaro baraha...

Agaasimihii Villa Somalia, ee Farmaajo oo shaaciyay in deyn lagu leeyahay + Video

Muqdisho (Onkod Radio) — Agaasimihii hore ee Villa Somalia Maxamed Cabdullaahi Ciise, oo xalay xilkaas wareejiyey ayaa shaaca ka qaaday in deyn lagu leeyahay xarunta...

Xaaladda magaalada Qudus oo maanta aad u kacsan

Muqdisho (Onkod Radio) — In ka badan kun qof oo Yahuud ah ayaa galay barxadaha Al-Aqsa iyagoo ay ilaalinayaan ciidamada Israa'iil, waxaana lagu wadaa...

Sawiro, Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qeeybgalay janaasada Cabdullahi Shirwac

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Ra'iisul Wasaaraha XFS, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mas'uuliyiin iyo dadweyne ayaa masjidka Isbahaysiga salaadda Janaasada kula...

Muxuu Sheekh Cali Wajiis ka yiri tallaabooyinkii uu qaaday Xasan Sheekh?

Muqdisho (Onkod Radio) — Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay isbaddelka siyaasadeed ee ka dhacay dalka, kaddib wareysi...

Madaxweyne Xasan oo war kasoo saaray geerida Cabdullahi Maxamed Shirwac

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo saaray geerida ku timid Allaha u naxariistee...

Koobka Champions League-ga: Guusha Real Madrid iyo niyad jabka Liverpool

Muqdisho (Onkod Radio) — Kooxda Liverpool oo doonaysay in ay markeedii 7-ay ku guulaysato koobka Champions Leaque-ga ayaa waxaa lasoo deristay niyad jab weyn...

AUN Cabdullaahi Shirwac oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) — Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday AUN Cabdullaahi Maxamed Cali Shirwac, Guddoomiyihii hore ee Ururrada Bulshada Rayidka sida Onkod ay u...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.