image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sawiro, Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qeeybgalay janaasada Cabdullahi Shirwac

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Ra’iisul Wasaaraha XFS, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mas’uuliyiin iyo dadweyne ayaa masjidka Isbahaysiga salaadda Janaasada kula tukaday Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo xalay ku geeriyooday Muqdisho. Waxa ay Alle uga baryeen in uu jannadii Firdows ugu deeqo Shirwac oo ka mid ahaa dadkii sida weyn uga soo shaqeeyay nabadeynta dalka iyo u adeegidda bulshada xilliyadii adkaa ee dalku soo maray.

Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday AUN Cabdullaahi Maxamed Cali Shirwac, Guddoomiyihii hore ee Ururrada Bulshada Rayidka sida Onkod ay u xaqiijiyeen xubno katirsan Qoyska marxuumka.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo ka tacsiyeeyey geerida AHUN Marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac oo xubin firfircoon ka ahaa dalladda Bulshada Rayidka ah ee Soomaaiyeed, waxa uu ku tilmaamay halyeey qaranka ka baxay.

Maxamed Xuseen Rooble, Wasiirka 1aad ee XFS ayaa sheegay in Marxuum Shirwac waqtiisa uu u huray u adeegidda Dadkiisa iyo Dalkiisa, waxa uu ku sifeeyay shaqsi ku suntan farista wanaagga iyo ka shaqeynta samafalka Bulshada rayidka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.