image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Lataliyaha Amniga Madaxweyne Xasan oo beeniyay arrin laga faafiyay

Muqdisho (Onkod Radio) — La-taliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macallin Maxamuud ayaa beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada oo la xiriira in kulan...

Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanka Fasalka 12-aad

Muqdisho (Onkod Radio) — Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, ayaa soo saaray jadwalka Imtixaanka Shahaadiga...

Joint Statement by the Somali Independent Journalists Unions and Media Houses on the State of F.O.E and Human Rights in Somalia

Mogadishu (Onkod Radio) — Today, 4 June 2022, the Somali independent journalists’ organizations/unions and the independent media houses associations held a consultative meeting in...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 1.5 Milyan oo Carruur ah ay Soomaaliya ku wajahayaan macluul

Muqdisho (Onkod Radio) — Adam Abdelmoula, oo ah, isu duwaha gargaarka bani'aadamnnimo Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa sheegay in abaarta ka jirta Dalka ay...

Guurka: Dood kulul oo ka dhalatay haweenay Hindi ah oo rabta inay is-guursato

Hindia (Onkod Radio) — Dhaqanka ah qof inuu isguursado waa mid ugub ah, balse ku soo badanaysay dalalka Reer Galbeedka dhowrkii sano ee la...

Gaari ciidan oo Muqdisho ka geystay shil sababay dhimasho iyo dhaawac

Muqdisho (Onkod Radio) — Waxaa faah-faahino dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo maanta ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, kaasi oo geystay...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo ka hadlay markii ugu horreeysay muranka kursigiisa

Muqdisho (Onkod Radio) — Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dooda ka dhalatay in uu waayayo kursigiisa, kadib markii madaxweyne...

Sicir bararka Turkiga oo gaaray meeshii ugu sarreeysay

Muqdisho (Onkod Radio) — Sicir-bararka dalka Turkiga, ayaa bishii May gaaray 73.5% oo ah heerkii ugu sarreeyay muddo 24-sano ah, kaas oo ay sabab...

Dagaalka Ukrain: Uk ayaa ballan qaaday in ay gantaallo u diri doonto Kyiv

Britain (Onkod Radio) —  UK ayaa ballan qaaday in ay u diri doonto gantaallada riddada dhexe ah dalka Ukraine kadib markii Maraykanka iyo Jarmalku,...

Cilmi-baaris war naxdin leh u wadda doobabka iyo garoobbada

Muqdisho (Onkod Radio) — Dadka guursaday waxay u badan tahay inysan u dhiman wadno xanuun marka la barbar dhigo kuwa doobabka ah, sida ku...

Vladimir Putin Madaxweynaha Ruushka ma wuxuu isticmaalaa qof u eg ?

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa marar badan lagu tilmaamay inuu isticmaalo qof isaga u eg, haddana waxaa dib u soo cusboonaaday...

Muran hareeyay kursiga xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray golaha shacabka

Muqdisho (Onkod Radio) — Qaar ka mid ah, xildhibaannada golaha shacabka Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay muranka hareeyay kursiga uu ku fadhiyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka degay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Onkod Radio) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, halkaas...

Toogasho kale oo dad lagu dilay oo ka dhacday Mareykanka

Muqdisho (Onkod Radio) — Afar ruux ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday isbitaal ku yaalla magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma ee dalka Mareykanka, sida...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.