image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Somaliland iyo dibadbaxa ka socda

Muqdisho (Onkod Radio) – Xaaladda guud ee magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa maanta kacsan, waxaana ka billowday didbad-bax ballaaran oo ay dhigayaan xubnaha...

Madaxweynaha aan waligiis xilka wareejin ee amaanay xil isu dhiibka Farmaajo iyo Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) – Sanadkii 2000 ayay ahayd markii ugu horreysay ee madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu ka qayb galo caleemo-saarka madaxda soomaalida. Xilligaas...

Madaxweyne Guudlaawe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweyne dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si diiran loogu...

Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqddisho isaga iyo Wafdi uu...

Nebi Muxamed: Waa tuma gabadha Hindida ah ee aflagaadaysay Rasuulka (NNKH) ?

Muqdisho (Onkod Radio) – Hindiya ayaa wajahaysa cadaadis diblomaasiyadeed oo ka dhashay hadallo muran badan dhaliyay oo sarkaal sare oo xubin ka ah xisbiga...

Nabi Muxamed: Al-Qaacida oo markii ugu horreysay ka hadashay aflagaaddada Rasuulka ee Hindiya

Muqdisho (Onkod Radio) – Kooxda Al-Qaacidda ee Koonfurta Aasiya ayaa ku hanjabtay in ay weerari doonto dalka Hindiya, isla markaana ay qaraxyo ka fulin...

Wafdi ka socda ONLF oo Muqdisho u yimid caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) – Wafdi ka socday ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo ay kaga qeybgeli doonaan xafladda caleema-saarka madaxweynaha...

Deg Deg: Fahad Yaasiin oo si layaab leh uga hadlay Agaasimaha cusub ee NISA

Muqdisho (Onkod Radio) – La-taliyihii hore ee Amniga Qaranka, Fahad Yaasiin ayaa markii u horeysay ka hadlay magacaabista Agaasimaha cusub ee hay’adda NISA Mahad...

Dhallinyaro Soomalai ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Muqdisho (Onkod Radio) – Warar dheeraad ah, ayaa ka soo baxayo dil xalay dhallinyaro Soomaaliyeed loogu gaystay gudaha dalka Koonfur Afrika, xilli ay ku...

Daawo: Yaasiin Farey oo ka hadlay kiiskii Ikraan Tahliil iyo arrimo kale oo xasaasi ah

Muqdisho (Onkod Radio) – Ku-simihii hore ee hey’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, Xildhibaan Yaasiin Farey ayaa markii ugu horeysay bixiyey wareysi...

Villa Somalia, oo war kasoo saartay booqashadii Xasan Sheekh uu ku tegay

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa tilmaamay in dowladdu ay xoogga...

Biden ayaa qorsheenaya Qaxootiga soo galaaya Mareykanka inuu dejiyo Spain

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Mareykanka, ayaa diyaar u ah, in uu soo gabagabeeyo heshiiskii uu Spain, uu la galay kaas oo dib u...

QM: Waa inaan si deg deg ah tallaabo u qaadnaa si aan uga hor tagno masiibo bini’aadannimo

Muqdisho (Onkod Radio) – Xilli-roobaadkii afaraad oo xiriir ah oo taariikhi ah oo aanu roob di’in, sicirikii oo circa isku shareeray iyo gurmadka bini’aadannimo...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kordhisay qiimaha Xajka sanadkan

Muqdisho (Onkod Radio) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa sare u qaaday qiimaha Xajka ee sanadkan, sida...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.