image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweyne Guudlaawe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweyne dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde, waxaana soo dhoweynta wafdigiisa qeyb ka ahaa golayaasha dowladda iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdigiisa ayaa safarkooda waxaa uu ku qotomaa ka qeybgalka xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya , Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo Berrito ka dhacaysa Muqdisho, waxaana ay qeyb ka yihiin martida lagu casuumay munaasabadda.

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa maanta soo gaaray wufuud kale duwan , kuwaas oo u jeedkoodu yahay ka qeyb galka xalafladda lagu wado in barri lagu caleemo-saaro madaxweynaha dalka, taas oo maalinta barri ah ka dhici doonta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.