image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Fahad Yaasin:”Dilkii Ikraan waxaa kadambeeyay Raysal Wasaare Rooble, Mahad Salaad iyo Cabdiraxmaan Al Cadaala”

Muqdisho (Onkod Radio) – Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin oo Waraysi bixiyey ayaa dilkii Ikraan Tahliil dusha u...

Justin Bieber says ‘serious’ health condition causing face paralysis reason for cancelling concerts

Mogadishu (Onkod Radio) —Justin Bieber has opened up about his health after cancelling two concerts in Toronto earlier this week. The pop superstar was scheduled...

Faah-faahin ku saabsan laba qarax oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ahaa miino dhulka lagu aasay kuwaas oo ka kala dhacay...

Macky Sall: “Haddii si deg deg ah aan xayiraadda looga qaadin Gargaarkii ka imaanayay Ukraine, Afrika waxa ay geli doontaa Gaajo & Macluul”.

Muqdisho (Onkod Radio) – Macky Sall, Madaxweynaha Senegal ahna Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa sheegay in dagaalka Ruushka uu ku qaaday waddanka Ukraine saameynta ugu...

Fahad oo weerar xun ku qaaday Axmed Madoobe waa kansarka Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Agaasimahii hore ee hey’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed...

Qoraal uu Abiy Axmed uu soo dhigay Twitter-ka oo dood ka dhex-abuuray Soomaalida

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay qoraal Af-Soomaali ah oo macno weyn sameynaya, kaasi oo hadal hayn badan ka...

Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad rasmi ah u fidiyay Xasan kadib caleemo-saarkiisa

Muqdisho (Onkod Radio) – Wasiirka Beeraha Turkiga oo kamid ah wafdiga ka socday dowladda Turkiga ee ka qeyb-galay munaasibadda caleemo-saarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...

Maxkamadda Sare ee Australia: ‘Xukuumaddu dhalashada kalama laaban karto dadka looga shakiyo argagixisada’

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamada sare ee dalka Australia ayaa laashay awooda dawlada dalkaasi ay u leedahay inay dhalashada Australia ka xayuubiso muwaadiniinta haysta...

Qeybtii koowaad ee wareysiga Fahad Yaasiin

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa caawa lasii daayey qeybtii koowaad ee wareysi uu taliyihii hore ee NISA, iyo agaasimihii hore ee Villa Somalia Fahad...

Xiisadda Somaliland oo meel sare gaartay iyo masu’ul ‘ka bad-baaday isku-day dil’

Muqdisho (Onkod Radio) – Xaaladda guud ee magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa maanta kacsaneyd, kadib markii ay ka billowdeen dibad-baxyo ballaaran oo looga...

Madaxweyne Geelle oo arrin muhiim ah kula dardaarmay madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad ka jeediyey xafladda caleema saarka Madaxweynaha cusub, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jeediyey...

Daawo, Muxuu Farmaajo ka sheegay Caleemo saarka Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Madaxweynaha Kenya oo caleemo saarka Xasan ka shaaciyay tallaabo uu qaadayo

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo kamid ah madaxda ka qeyb-gashay xafladda caleemo-saarka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbad uu ka...

Khudbadda Abiy Axmed oo noqotay tan ugu saameynta badan

Muqdisho (Onkod Radio) – Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed oo ka mid ah madaxda ka qayb-gashay xafladda caleema saarka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa jeediyey...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.