image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun ku Ridday Afar eedeysanayaal

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday eedeeysanayaal kala ah, Cabdi Xasan Rooble Maxamed, Cusmaan Xasan Macalim Aadan,...

Afrika waxaa af-duub ahaan u heysta dagaalka aan kula jirno Ruushka” madaxweyne Zelensky

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa Isniintii sheegay in Afrika "ay la-heyste" u tahay dagaal ay kula jiraan Ruushka, kaas oo sababay...

Weerar lagu laayay kooxo Islaamiyiin ah oo ka dhacay dalka Burkina Faso

Muqdisho (Onkod Radio) – Ciidamada Burkina Faso ayaa sheegay in ugu yaraan 128 dagaalyahanno ah oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta ah lagu dilay saddex howlgal...

Laascaanood: Kooxo hubaysan oo dil u geystay guddoomiyihii xisbiga UCID ee Sool

Muqdisho (Onkod Radio) – Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in caawa fiidkii lagu dilay magaaladaas alle ha u...

Dhadhaab iyo Nairobi oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee Qaxootiga Adduunka

Muqdisho (Onkod Radio) – Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee qaxootiga Adduunka, waxaanay qaxooti kasoo kala jeeda ilaa 8 waddan oo...

Xafiiska Guddoomiye Madoobe oo Beeniyay Xanuunka Laga Sheegay

Muqdisho (Onkod Radio) – Xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa beeniyey wararka sheegaya inuu xanuunsanayo. Maxamed Xasan Idiris oo ah lataliyaha guddoomiyaha golaha...

Daawo: Suuqa Xamar Weyne oo maalintii saddexaad xiran + sababta

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa maalintii saddexaad oo xiriira ah xiran suuqa degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadur, gaar ahaan qaybta dhismah, kadib lacago dheeraad ah...

Muxuu Beyle ka yiri warka sheegaya in dowladdii Farmaajo ay lacag badan ka tagtay ?

Muqdisho (Onkod Radio) – Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda fedeeraalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, oo muuqaal kooban soo duubay ayaa ka hadlay waxa ka...

Sheikh Shakhbout bin Nahyan receives Somalia’s president at Abu Dhabi airport

Mogadishu (Onkod Radio) – Sheikh Shakhbout bin Nahyan, Minister of State, on Sunday received Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud at the Abu Dhabi Presidential...

Madaxweyne Biden oo Baaskiil Ka Dhacay

Delaware (Onkod Radio) – Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la soo warinaya in uu ku turan turooday baaskiil uu waday xilli uu ku sugna...

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun ku Ridday

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun xabsi ah ku ridday Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun, oo loo...

Ergayga Arrimaha Abaaraha iyo Madax Ka Socotay UNHCR oo Kulmay

Muqdisho (Onkod Radio) – Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arriimaha Abaaraha iyo gurmadka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay madax ka socotay...

Sacdiya oo noqotay gabadhii ugu horreysay oo ku-sime madaxweyne ka ah Somalia

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay taariikhda ee ku sime Madaxweyne ka noqota Soomaaliya, kadib markii...

Kulane Jiis oo Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad ku eedeeyey ‘arrin halis ku ah’ naftiisa

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaan Cabdullahi Kulane ayaa soo saaray qoraal uu ku cadeynayo in lagala noqday ilaaladiisii oo labo ka mid ah maanta...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.