image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Muxuu madaxweyne Biixi ka yiri wada-hadallada Somalia iyo Somaliland?

Hargeysa (Onkod Radio) –Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey munaasabad ka dhacday magaalada Hargeysa, isla-markaana lagu xusayey 26-ka June ayaa ka...

Waa kuma maxbuuska ku xirnaa xabsiga Guantanamo ee ku laabtay Kabul?

Muqdisho (Onkod Radio) – Assadullah Haarun, oo ahaa maxbuus ku xirnaa xabsiga Guantanamo oo hadda la sii daayay ayaa gaaray caasimadda Afghaanistan ee Kabul...

Weerar lagu hoobtay oo ka dhacay caasimadda Norway ee Oslo

Muqdisho (Onkod Radio) – Bandhig faneed sanad La ah oo ka dhici lahaa caasimadda Norway ee Oslo ayaa la baajiyay, ka dib markii weerar...

Maraykanka oo Taliban ku wareejiyey maxbuus ku xidhnaa Guantanamo Bay

Muqdisho (Onkod Radio) – Ururka Taalibaan ee xukuma Afghanistan ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in dawladda Maraykanku ay xabsiga Guantanamo Bay ee ku yaalla dalka Cuba...

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo deg deg ugu yeeray Wasiir Beyle

Muqdisho (Onkod Radio) – Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka qaybtiisa qaabilsan denbiyadda Lidka ku-ah maaliyadda iyo dhaqaalaha ayaa waxa uu baaris ku bilaabay dambiyada la...

Baarlamaanka Soomaaliya oo si buuxda kalsoonida u siiyay Xamse Barre

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh codka kalsoonida ah u siiyey ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda...

Somalia faces climate emergency and famine as fourth rainy season fails

Mogadishu (Onkod Radio) – An unprecedented fourth failed rainy season with catastrophic hunger, disease and displacement has forced Somalia into a climate crisis, the...

SMSJ: Attacks against Somali journalists and media and impunity for these crimes must end

Mogadishu (Onkod Radio) – Somalia 24 June, 2022 – The Somali Mechanism for the Safety of Journalists (SMSJ), a network coalition of seven journalists’ unions and...

Carruur badan oo nafaqo darro ugu dhimatay Kismaayo

Kismaayo (Onkod Radio) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbadda Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in illaa Tobannaan Carruur ah saacadihii...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo saaray baaq ka dhan ah, dabaal-degga xoriyadda

Muqdisho (Onkod Radio) – Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Ergayga madaxweynaha Soomaaliya uqaabilsan arrimaha abaaraha  ayaa ku baaqay in hoos loo dhigo xuska maalmaha...

Deg Deg, Xasan Sheekh oo laga helay Coronavirus

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga helay cudurka Coronavirus, xili dhawaan laga helay xubno kamid ah wafdigiisa. Xaaladda caafimaad ee...

Danab oo qabatay xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo hub iyo gaadiid, kuwo kalena dishay

Muqdisho (Onkod Radio) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha Al-Shabaab lagu gaarsiiyey howlagallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano dhaca galbeedka...

Yurub oo ka cabsanaysa in gaaska Ruushku uu ka goosto

Muqdisho (Onkod Radio) – Hay'adda Tamarta Caalamiga ah ayaa ka digtay in Yurub ay u baahan tahay inay u diyaargarowdo suurtagalnimada ah in Ruushku uu...

Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmo la la’aa kaddib kulan ka soo muuqday

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sida ay baahisay Villa Soomaaliya kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.