image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Yurub oo ka cabsanaysa in gaaska Ruushku uu ka goosto

Muqdisho (Onkod Radio) – Hay’adda Tamarta Caalamiga ah ayaa ka digtay in Yurub ay u baahan tahay inay u diyaargarowdo suurtagalnimada ah in Ruushku uu gabi ahaanba gooyo gaaska dhammaadka sannadkan, oo xilligaas qabaw ay u tahay Yurub.

Madaxa hay’adda, Dr Fatih Birol, ayaa sheegay in uu rumaysan yahay in Ruushku uu si istiraatijiyad ah u dhimayo saadka hadda si looga hortago in waddamada Yurub ay kaydiyaan gaaska.

Tani waxay siin doontaa Moscow awood weyn sanadka dambe.

Wadamada Yurub waxay ballan qaadeen inay yareeyaan ku tiirsanaanta gaaska Ruushka, laakiin geeddi-socodku wuxuu qaadan doonaa waqti dheer.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.