image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Maalin Dagaal ah Muqdisho Imisa ayay Dhaqaale ahaan ku Kacaysaa?: Model Estimation

Qiyaastan waa model estimation, ma aha tiro rasmi ah oo kama dambays ah. Model-ku wuxuu isku dayayaa inuu cabbiro khasaaraha dhaqaale ee hal maalin...

Dhadhaab iyo Nairobi oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee Qaxootiga Adduunka

Muqdisho (Onkod Radio) – Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee qaxootiga Adduunka, waxaanay qaxooti kasoo kala jeeda ilaa 8 waddan oo...

Xafiiska Guddoomiye Madoobe oo Beeniyay Xanuunka Laga Sheegay

Muqdisho (Onkod Radio) – Xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa beeniyey wararka sheegaya inuu xanuunsanayo. Maxamed Xasan Idiris oo ah lataliyaha guddoomiyaha golaha...

Daawo: Suuqa Xamar Weyne oo maalintii saddexaad xiran + sababta

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa maalintii saddexaad oo xiriira ah xiran suuqa degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadur, gaar ahaan qaybta dhismah, kadib lacago dheeraad ah...

Muxuu Beyle ka yiri warka sheegaya in dowladdii Farmaajo ay lacag badan ka tagtay ?

Muqdisho (Onkod Radio) – Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda fedeeraalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, oo muuqaal kooban soo duubay ayaa ka hadlay waxa ka...

Sheikh Shakhbout bin Nahyan receives Somalia’s president at Abu Dhabi airport

Mogadishu (Onkod Radio) – Sheikh Shakhbout bin Nahyan, Minister of State, on Sunday received Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud at the Abu Dhabi Presidential...

Madaxweyne Biden oo Baaskiil Ka Dhacay

Delaware (Onkod Radio) – Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la soo warinaya in uu ku turan turooday baaskiil uu waday xilli uu ku sugna...

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun ku Ridday

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun xabsi ah ku ridday Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun, oo loo...

Ergayga Arrimaha Abaaraha iyo Madax Ka Socotay UNHCR oo Kulmay

Muqdisho (Onkod Radio) – Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arriimaha Abaaraha iyo gurmadka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay madax ka socotay...

Sacdiya oo noqotay gabadhii ugu horreysay oo ku-sime madaxweyne ka ah Somalia

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay taariikhda ee ku sime Madaxweyne ka noqota Soomaaliya, kadib markii...

Kulane Jiis oo Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad ku eedeeyey ‘arrin halis ku ah’ naftiisa

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaan Cabdullahi Kulane ayaa soo saaray qoraal uu ku cadeynayo in lagala noqday ilaaladiisii oo labo ka mid ah maanta...

Khilaaf salka ku haya Al-Shabaab oo ka dhex qarxay culimada Somaliland

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa aad usii xoogeystay khilaaf xoogan oo u dhexeeya culimada Ictisaamka iyo Salafiyiinta ee Somaliland, kadib markii uu Sheekh Barbaraawi...

Court sentences police officer who shot and seriously injured cameraman in Mogadishu to one year in jail

Mogadishu (Onkod Radio)– Somalia 19 June, 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) welcome the Somali military court verdict of...

Buula-burde oo ay isugu darsameen Abaaro daran iyo go’doominta Al-shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, abaarta ka jirta Soomaaliya waxaa la diiwaan-geliyay in ay ku barakaceen in ka badan 800,000 oo...

Shirkadaha Diyaaradaha oo ku dhawaaqay joojinta duulimaadyada dalka + Sababta

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddiga maamulka diyaaraha gudaha dalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa shaaciyay in laga bilaabo maalinta berri ah ay gabi ahaan...

Latest Articles