image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Ruushka oo loogu baaqay in uu is hortaago in la dilo laba nin oo British ah

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkmadda Xuquuqda Aadanaha ee Yurub ayaa ugu baaqday Ruushka in uu is hortaago in dil lagu fuliyo laba dagaal-yahan oo...

SJS and SOMA strongly condemn travesty trial and jail sentence on journalists in Somaliland

Mogadishu (Onkod Radio) – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) strongly condemn the travesty of trial and the one year and four...

Dil arxan darro ah oo ay geeysteen ciyaal weero oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Axmed Maxamed Nuur, waa abaaha dhalay Xamaada, oo si arxan darro ah, ay ugu dileen Ciyaal Weero degmada Wadajir ee...

Dood dheer kadib baarlamaanka oo ansixiyay miisaaniyada sanadka 2022

Muqdisho (Onkod Radio) – Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wada-jir ah yeeshay ayaa ansixiyay miisaaniyadda Qaranka ee 2022-ka. Xildhibaanada...

Active participation of women and young people in peacebuilding is key to forging social cohesion in Lower Shabelle

Mogadishu (Onkod Radio) – 28 June 2022, Community members, including women and youth groups, met in Marka for the “Promoting Inclusive Action in Peacebuilding”...

Maxay ka wada-hadleen Sheekh Aadan Madoobe iyo Lafta Gareen?

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Lafta Gareen oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay kulan la yeeshay guddoomiyaha...

Rooble Iyo Xamsa, oo si wadajir ah u booqday xarunta cusub ee xukuumadda

Muqdisho (Onkod Radio) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si wada jir...

War ka soo kordhay askerigii Soomaaliga ee u xirnaa dilka haweenay Australian ah

Muqdisho (Onkod Radio) – Askari hore uga ka tirsanaa booliska  Minneapolis oo  loo xiray inuu sannadkii 2017-kii toogtay haweenay aan hubaysnayn ayaa xabsiga laga...

Jabuuti oo u dabaaldegtay sanadguuradii 45-aad ee xoriyadda

Jabuuti (Onkod Radio) – Maanta waxaa dalka Jabuuti looga dabbaal dagayaa sanad guurada 45-aad ee ka soo wareegtay maalinta uu dalkaasi xorriyadda ka qaatay...

Villa Somalia oo war cusub kasoo saartay soo celinta dhallinyarada ku maqan Eritrea

Muqdisho (Onkod Radio) – Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada, ayaa ka hadlay xaaladda dhallinyaradii tababarka loogu...

Two TV journalists injured in a bomb explosion in central Somalia

Mogadishu (Onkod Radio) –  Somalia 27 June, 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) condemn the bomb attack that has injured two...

Baabuur ay la socdeen wariyeyaal iyo askar oo lagu qarxiyay Matabaan

Matabaan (Onkod Radio) – Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay duleedka degmada Matabaan oo ka tirsan...

Madaxtooyada oo xog cusub ka bixisay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Xasan

Muqdisho (Onkod Radio) – Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada, ayaa ka hadlay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Xasan...

Siyaasi ka tirsan xisbiga dowladda Kenya oo Soomaalida ka raalligeliyay arrin laga carooday

Nairobi (Onkod Radio) – Murashaxa xilka Barsaabka Nairobi iyo duqa magaalada caasimadda ah ugu tartamaya xisbiga talada haya ee Jubilee, Polycarp Igathe Kamau, ayaa...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.