image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dil arxan darro ah oo ay geeysteen ciyaal weero oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Axmed Maxamed Nuur, waa abaaha dhalay Xamaada, oo si arxan darro ah, ay ugu dileen Ciyaal Weero degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.

Xamaada ayaa u geeriyooday dhaac xun oo kasoo gaaray dhoowr seef oo ku dhacday illaa iyo inkabadan 5 Seefood oo xalay ay ku weerareen hooygiisa Ciyaal weero ugu danbeeyna uu geeriyooday Xamaada oo ahaa Wiil dhallinyaro ah.

Eedeysanaha ayaa magaciisa lagu sheegay Ibraahim Maxamed Aadan Dacayeey, inuu dilay Xamaada.

Aabo, Axmed Maxamed ayaa Dowladda Soomaaliya ka dalbaday inuu helo Wiilkiisa Caddaalad.

Muqdisho, ayaa sannadihii danbe aad looga dhibbanaa Ciyaal Weero kuwaas oo laaya Waayel iyo Carruur Dumar cednaba aam uga aawayeeleynin ayagoo qaar nafta dhaafiyay qaarna dhaca qaarna dharka kasiiba ayagoo muuqaalo anshax xumo ah, ka duuba.

Dowladda Soomaaliya ayaan wax weeyn ka qaban cashada jirta muddo ka badan Sannad.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.