image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Maalin Dagaal ah Muqdisho Imisa ayay Dhaqaale ahaan ku Kacaysaa?: Model Estimation

Qiyaastan waa model estimation, ma aha tiro rasmi ah oo kama dambays ah. Model-ku wuxuu isku dayayaa inuu cabbiro khasaaraha dhaqaale ee hal maalin...

Imran Khan oo guul lama filaan ah ka gaaray siyaasadda Pakistan

Raysul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa dib u soo cusbooneysiiyey baaqiisii ahaa in doorashada wakhtigeeda laga soo hormariyo kaddib marki uu xisbigiisa...

Madaxweyne ku baaqay in diinta Islaamka la waafajiyo nidaamka dalkiisa

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka codsaday saraakiisha inay sare u qaadaan dadaallada ku saabsan mabda'a ah in diinta Islaamka...

Somaliland oo BBC-da ka mamnuucday deegaannadeeda

Muqdisho (Onkod Radio) – Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday in gebi ahaan deegaannadeeda ay ka mamnuucday laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da, waxaana arrintaas...

Diyaarad Ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cadde

Muqdisho (Onkod Radio) – Shil diyaaradeed ayaa maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku burburtay diyaarad sida...

Germany contributes US$5 million to Somalia to improve vaccination infrastructure in rural and hard-to-reach areas

Mogadishu (Onkod Radio)—  Mogadishu, 18 July 2022: The German Government has contributed US $5 million to Somalia to improve the country's capacity to deliver...

Maxay yihiin ciidamada ay Ethiopian Airlines kasoo dejisay Muqdisho?

Muqdisho (Onkod Radio) –Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa Muqdisho kasoo dejisay ciidamo ay Dowladda Nigeria usoo dirtay Soomaaliya, kuwaas oo ka mid noqonaya howlgalka ATMIS,...

Arrinta Mo Farah oo waji cusub yeelatay iyo booliska oo baaritaan billaabay

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa xalay UK laga sii daayay muuqaal dukumintari ah oo laga sameeyay orodyahanka Mo Farah oo sheegay in si sharci...

Biyo dhaamin loo sameeyey dadka abaaruhu saameeyeen ee Badhan

Ururka Daryeel Foundation ayaa magaalada Badhan ee gobalka Sanaag ka billaabay biyo dhaamin ay u samenayaan dadka ay sameeysay abaaraha iyo biyo la’aanta ka...

Galmudug police detain human rights journalist over a facebook post deemed critical to president Qoorqoor

Mogadishu (Onkod Radio)— Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) call for the urgent and unconditional freedom of journalist Hashim Omar...

SMSJ: Somalia’s SWS authorities should stop threats of legal action against Arlaadi Media Network and harassment of its journalists

Mogadishu (Onkod Radio)— Somalia’s South West State (SWS) authorities should stop threats and harassment against Arlaadi Media Network (AMN) and its journalists while we also...

Maxaa lagu arkay guriga ninka dilay Shinzo Abe ?

Japan (Onkod Radio) Raysal wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa laba jeer qoorta laga toogtay mar uu khudbad ka jeedinyay magaalada Nara maanta...

Daawo Sida loo toogtay R/wasaarihii hore ee Japan oo maanta la khaarajiyay

Japan (Onkod Radio) Ra'isulwasaarihii hore ee Japan, Shinzo Abe, ayaa maanta toogasho lagu dilay isagoo jeedinaya khudbad. Wuxuu ka qeybgalayay olole siyaasadeed markii qof ka...

Madaxweyne Xasan oo dalka dib ugu soo laabtay, farriina u direy shacabka

Muqdisho (OnkodRadio) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga ayaa galankii dambe...

GUURKII AWOOWAYAASHEEN – DOONISTII IYO AQAL-GALKII

Qaybtii 1-aad: Barnaamijka War iyo waaya-arag waxaan maanta ku soo qaadanaynaa sida hablaha loo doono iyo sida aroosyada loo dhiso innaga oo tix raacaynaa...

Latest Articles