image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ukriane iyo Ruushka oo arrin muhiim ah ku heshiiyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Heshiis u dhexeeya Ukraine iyo Ruushka oo ogolaanaya in qamadida laga dhoofiyo dekedaha badda madow ayaa si weyn looga soo dhaweeyay caalamka oo dhan.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in heshiiskaasi uu ahaa iftiin rajo ah.

Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas ayaa ku tilmaantay heshiiskan mid badbaadinaya nolosha aadanaha. Sida ku cad heshiiska, Ruushka iyo Ukraine ayaa ballan-qaaday in ay hubiyaan in maraakiibta Xamuulka ah ay si nabadgelyo ah u kala gooshaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.