image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Khilaaf salka ku haya Al-Shabaab oo ka dhex qarxay culimada Somaliland

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa aad usii xoogeystay khilaaf xoogan oo u dhexeeya culimada Ictisaamka iyo Salafiyiinta ee Somaliland, kadib markii uu Sheekh Barbaraawi...

Court sentences police officer who shot and seriously injured cameraman in Mogadishu to one year in jail

Mogadishu (Onkod Radio)– Somalia 19 June, 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) welcome the Somali military court verdict of...

Buula-burde oo ay isugu darsameen Abaaro daran iyo go’doominta Al-shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, abaarta ka jirta Soomaaliya waxaa la diiwaan-geliyay in ay ku barakaceen in ka badan 800,000 oo...

Shirkadaha Diyaaradaha oo ku dhawaaqay joojinta duulimaadyada dalka + Sababta

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddiga maamulka diyaaraha gudaha dalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa shaaciyay in laga bilaabo maalinta berri ah ay gabi ahaan...

40 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab oo lagu dilay dagaal ka dhacay magaalada Baxdo

Muqdisho (Onkod Radio) – Ugu yaraan 40 ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab ayaa lagu dilay degmada Baxdo ee gobolka Galguduud, kaddib markii dadka deegaanka...

Al-Shabaab oo lagu jabiyay dagaalkii ay ku qaadeen Baxdo

Muqdisho (Onkod Radio) – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa deegaanka ah ay iska...

Faallo: Xildhibaan Gobsan waa in lagu ciqaaba gefka ay qaranka ka gashay

Muqdisho (Onkod Radio) – Sababaha ay Soomaalida dhibaatada uga bixi la’dahay waxaa ugu weyn isla xisaabtan la’aanta iyo kuwa dambiyada gala oo aan la...

Maxay Al-Shabaab ka tiri wadahadal ay la gasho Dowladda Soomaaliya?

Muqdisho (Onkod Radio) – Hoggaamiye ku xigeenka kooxda Al-Shabaab Cabdiraxmaan Maxamed Warsame (Mahad Karate) ayaa wareysigii ugu horreeyey oo uu bixiyey siiyey Channel 4 oo...

Maxay siyaasadda Soomaaliya uga dhigan tahay magacaabista Xamsa Cabdi Barre?

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamsa Cabdi Barre oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha...

Journalists’ unions, media organisations condemn latest violations against media freedom and journalists in Somalia, including the restrictions, threats and censorship

Mogadishu (Onkod Radio) — Somalia 16 June 2022 – Somali journalists unions and media houses associations under the umbrella of Somali Mechanism for the Safety...

Abaarta Soomaaliya: “Wiilkeyga waddada ayaan kusii aasay gabadheydana meeshii aan tagay”

Muqdisho (Onkod Radio) – Abaarta Soomaaliya: "Wiilkeyga waddada ayaan kusii aasay gabadheydana meeshii aan tagay"   Dhibaatooyinka ka dhashay saamaynta abaaraha ayaa in muddo ahba laga...

Kenya oo Soomaaliya raali-gelin ka siisay Dhacdadii shalay ee calanka Somaliland

Muqdisho (Onkod Radio) –Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa raali-gelin ka bixisay in calanka Somaliland shalay lagu arkay munaasabad uu madaxweyne Uhuru Kenyatta ku casuumay...

Waa kuma Xamza Cabdi Barre – Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya?

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamza Cabdi Barre, inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xamza Cabdi Barre oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ra’iisul wasaaraha cusub

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamza Cabdi Barre inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xamza Cabdi Barre...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.