image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxay siyaasadda Soomaaliya uga dhigan tahay magacaabista Xamsa Cabdi Barre?

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamsa Cabdi Barre oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, horena u soo noqday xoghayihii Xisbiga xadaxweynaha ee UPD sanadihii u dhexeeyay 2011-2017.

Haddaba magacaabista Ra’isul Wasaare Xamsa, maxay uga dhigantahay siyaasadda Soomaaliya? su’aashaa iyo kuwo kale ayuu Maxamed Colaad Xassan weydiiyay Proffessor Afyare Cabdi Cilmi oo madax ka ah hey’adda Cilmi Baarista ee Heritage ee fadhigeeduyahay magaalada Muqdisho, oo daraasado badan ka qortay dowlad wanaagga iyo arrimaha siyaasadda Soomaaliya.

voa somali

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.