image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Kenya Oo Ka Digtay Kororka Tirada Dadka Ay Saameysay Abaarta

Muqdisho (Onkod Radio) – Tirada dadka Kenya ee ay saameynta ku reebtay abaarta ku dhufatay qaybo ka tirsan gobalka geeska Afrika ayaa muddooyinkii la...

Maxaa ka jira in la hareereeyay dagaalyahanno Ukraine ah ?

Muqdisho (Onkod Radio) – Ruushka ayaa u sheegay ciidamada Ukraine e ku hareereysan wershadda kiimikada ee Azot ee ku taalla Severodonetsk in ay hubka...

Nin siyaasi ah oo loo dilay hadallo been abuur ah oo looga faafiyay WhatsApp

Muqdisho (Onkod Radio) – Siyaasi u dhashay dalka Mexico ayaa la dilay kadib markii hadallo been abuur ah looga faafiyay barta WhatsApp, waxaana lagu eedeeyay...

Halkuu marayaa dhismaha xarunta xukuumadda iyo xafiiska ra’iisul wasaaraha?

Muqdisho (Onkod Radio) –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo kormeeray dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo maraya heer...

Akhriso, Qoondada Wasaaradaha DFS ee miisaaniyadda 2022-ka iyo kuwa ugu muhiimsan

Muqdisho (Onkod Radio) – Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu matalayey wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ayaa axaddii 12-kii bishan waxaa ay kulanka wadajirka...

Xirsiyo Maxamed: “Labo kamid ah 8 Carruur oo aan dhalay ayaa u geeriyooday Cunno & Biyo la’aan”

Muqdisho (Onkod Radio) – Abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa maalinba maalinta ka dambeysay waxa ay sababeysaa Xaalado adag oo ay wajahayaan Dadka kunool deegaannada...

Muuse Biixi muxuu ka yiri muranka ka taagan doorashada Somaliland?

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo la u warramay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan maamulkaasi, gaar...

SJS trains 25 journalists in Somalia’s Galmudug on human rights reporting

Mogadishu (Onkod Radio) ,  13 June 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) has completed a human rights reporting training in Adado, Galmudug State, benefiting 25 local...

SJS oo tababarka habka tebinta wararka xuquuqda aadahan u qabatay warfidiyeenka magaalada Cadaado ee Galmudug

Muqdisho (Onkod Radio) –  13 June 2022 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ku soo gabagabeeyay tababarka habka tebinta wararka...

Qodobo laga soo saaray shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madax goboleedyada

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa lasoo gaba-gabeeyay shirkii ay magaalada Muqdisho ku lahaayeen Golaha Wada-tashiga Qaranka, kaasi oo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban...

Aragtida Xisbiga Kulmiye iyo Xisbiyada Mucaaradka ee Guddiga Cusub ee Doorashada Somaliland

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u gudbiyey Golaha Wakiillada, toddbada xubnood ee Guddida Doorashooyinka ee Somaliland oo ay...

Qaali Guhaad: “Ikraan oo maqan 18 cisho ayuu Fahad Yaasiin igu yiri 2 beri iga warsuga Maamo, waxa ay leedahay Marqaati jooga

Muqdisho (Onkod Radio) – Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada Ikraan Tahliil Faarax oo Nolol & Geeri lagu waayay 27kii June 2021 isla markaana...

SJS, ayaa tababar ku saabsan xuquuqda aadanaha u qabatay 25 weriyaal kala socday tv yada iyo idaacadaha, Cadaado

Uururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed, Somali Journalists Syndicate - SJS, ayaa tababar ku qabtay degmada Cadaado ee gobolka Galmudug, tababarkaas ayaa loo qabtay 25 weriyaal ka...

Aqalka Sare oo meel mariyay magacaabis muran dhalisay oo uu sameeyey Cabdixaashi

Muqdisho (Onkod Radio) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad  ee Golaha, iyaga oo maanka ka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.