image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

SJS, ayaa tababar ku saabsan xuquuqda aadanaha u qabatay 25 weriyaal kala socday tv yada iyo idaacadaha, Cadaado

Uururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed, Somali Journalists Syndicate – SJS, ayaa tababar ku qabtay degmada Cadaado ee gobolka Galmudug, tababarkaas ayaa loo qabtay 25 weriyaal ka kala socday tv yada iyo idaacadaha gobolka oo dhan.
Tababarka ayaa waxaa furay Wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle,
Ururka ayaa tababar ku saabsan xuquuqda aadanaha u qabtay weriyaal gaaraaya 25 weriye oo ka howl gala gobolkaasi, Tababarkan ayaa ka mid ahaa tababar kor looga qaadaye Suxufiyiinta xirfadooda asagoona uu socday muddo dhan saddex maalin.
Tababarka ayaa qeeyb ka ahaa mid lagu qabanaayay 5ta, maamul goboleedyada ee ka jira Dalka asagoona iska kaashadeen Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali journalists syndicate SJS, iyo Hey’adda NED.
Tababarka ayaa maanta lasoo geba gabeeyay ayagoona Shahaadooyin la guddoonsiiyay 25 Saxafiyiin ee ka howlgala Gobolka Mudug
Xoghaayaha guud ee Ururka SJS, Cabdalle Axmed Mumin, ayaa ku boorriyay weriyaasha casharrada inaysan halkaasi ku dhaafin oo dadaalkooda kasii wadaan.
Wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle
Wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.