image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Iyadoo roobabku ay dib u da’een, gaajo masiibo ah ayaa ku soo wajahan Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Cunto yarida iyo nafaqa-darrada ayaa ka sii daraysa guud ahaan Soomaaliya, iyadoo khatarta macluusha ay sii kordhayso iyadoo xilli roobaadkii...

Madaxweynihii ugu Mushaarka badnaa Afrika oo doonaya in guri loo qaaraamo

Muqdisho (Onkod Radio) – Taageerayaasha Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wali ka wada Baraha Bulshada olole ay ugu magac dareen “Mahadsanid...

Koonfur Galbeed oo toogasho ku fulisay ninkii dilay Aamina

Baydhabo (Onkod Radio) – Ciidamada ammaanka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta dil toogasho ah ku fuliyay Maxamed Xasan Maxamed (Goomey) oo lagu helay...

Madaxweyne Xasan oo tegay Wasaaradda Gaashaandhigga

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya, isaga oo kulamo la yeeshay...

Maxay tahay lacagta laga xaday beerta Madaxweynaha Koonfur Afrika ee uu qariyay

Johannesburg (Onkod Radio) — Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa waajahaya dambi baadhis lagu samaynayo, kadib markii la ogaaday in uu ku guuldareystay...

As rains fail again, catastrophic hunger looms over Somalia

Mogadishu (Onkod Radio) – Food insecurity and malnutrition worsen across Somalia as risk of famine increases amid historic fourth failed rainy season. 6 June 2022,...

Khasaaro Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Kenya

Nairobi (Onkod Radio) — Wararka naga soo gaarayo gudaha dalka Kenya ayaa sheegaya in shil gaari oo gaystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac...

Maxkamadda Ciidamada oo Kuxunno Kale Duwan ku Ridday eedeysanayaal

Kismaayo  (Onkod Radio) — Maxkamdda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybteeda 27-aad ayaa xukunno kale duwan ku ridday afar xuux oo ka tirsanaa...

Ma fowdo diblomaasiyadeed ayaa ka jirta Soomaaliya ?

Muqdisho  (Onkod Radio) — Xilli Soomaaliya aanay weli yeelan xukuumad rasmi ah oo uu soo magacaabay Madaxweynaha la doortay bartimihii bishii May, Xasan Sheekh...

Wareysi: Gabar Soomaali ah oo macallimad ka ah gobolka Artic oo kamid ah meela ugu qabow dunida

Arctic (Onkod Radio) – Gobolka Artic ee ku yaalla cirifka waqooyi ee dalka Canada waxa uu ka mid yahay meelaha ugu qabow dunida, waana gobol...

Sagaal qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Mareykanka

Washington (Onkod Radio) – Toogashooyin ka dhacay saddex magaalo oo Mareykan ah ayaa lagu dilay sagaal qof, waxaana ku dhaawacmay labaatameeyo kale, taasoo ah tii ugu...

Laftagareen oo magacaabay 5 wasiir oo cusub

Baydhabo (Onkod Radio) – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayuu ku magacaabay qaar ka...

Turkiga oo Sweden u gudbiyay shuruudo ay ka mid tahay in loo gacan geliyo muwaadiniin haysta dhalashada Sweden

Muqdisho  (Onkod Radio) — Dawladda Turkiga ayaa ku celisay shuruudo adag oo ay ku xirtay inay ogolaato in Sweden ay ku biirto gaashaanbuurta NATO....

Dunida Islaamka oo jawaab ka bixisay aflagaado loo gaystay Nebi Muxammad

New Delhi (Onkod Radio) – Dalalka Islaamka ayaa si caro leh uga jawaabay aflaagado ay Nebiga NKKH, u gaysteen xubno ka tirsan xisbiga haaya...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.