image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Khasaaro Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Kenya

Nairobi (Onkod Radio) — Wararka naga soo gaarayo gudaha dalka Kenya ayaa sheegaya in shil gaari oo gaystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay ismaamulka Kitui.

Inta la xaqiijiyay adad gaarayo 12 ayaa ku geeriyootay shilkan oo ka dhacay deegaanka Kanyonyoo  ee ismaamulka Kitui dalka Kenya.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii uu xakameyn waayay darawalkii waday mid kamid ah gawaarida dadweynaha, halkaasna uu ka dhashay khasaaraha.

Warbaahinta Kenya ayaa ku soo warramaysa in darawalka gaariga waday uu isticmaalay waxyaabaha maanka dooriya, taasna ayaa sababtay in uu xakameyn waaye gaariga.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.