image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Aragtida Xisbiga Kulmiye iyo Xisbiyada Mucaaradka ee Guddiga Cusub ee Doorashada Somaliland

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u gudbiyey Golaha Wakiillada, toddbada xubnood ee Guddida Doorashooyinka ee Somaliland oo ay soo kala magcaabeen xisbiyada mucaaradka ah, Golaha Guurtida iyo madaxweynaha.

Sida uu dhigayo sharciga doorashooyinka ee Somaliland, Madaxweynaha ayaa soo magcaaba saddex xubnood, Golaha Guurtida ayaa isna soo magcaaba laba xubnood, halka labada xisbi mucaarad ay soo kala magcaabaan min xubin.

Haddaba, xisbiyada mucaaridka ah iyo xisbiga talada haya ayaa ka hadlay aragtidoodda, waxaana uu wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakule wareysi la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe, Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga talada haya ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, iyo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Xersi Cali Xassan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.