image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Aqalka Sare oo ansixiyay xubnaha guddiga dib u eegista iyo la-socodka Dastuurka

Muqdisho (Onkod Radio) – Fadhigii maantaa ee Aqalka Sare ayaa Senatarradu ku ansixiyeen shanta xubnood ee ku meteli doona guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta dastuurka ee guddiga isku dhafka ah ee labada gole.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sheegay in 43 mudane ay u codeeyeen ansixinta xubnaha guddigan, halka hal mudane uu diiday.

Xubnaha guddigan ayaa kala ah;

1. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid

2. Iftiin Xasan Iimaan Baasto

3. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag

4. Saalax Axmed Jaamac

5. Xasan Xuseen Xaaji

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.