image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Weerar lagu hoobtay oo ka dhacay caasimadda Norway ee Oslo

Muqdisho (Onkod Radio) – Bandhig faneed sanad La ah oo ka dhici lahaa caasimadda Norway ee Oslo ayaa la baajiyay, ka dib markii weerar lagu hoobtay uu ka dhacay goob lagu caweeyo oo ay ku sugnaayeen dadka isku jinsiga ah, iyadoo booliiskuna ay weerarkaas ku tilmaameen mid argagixiso.

Labo qof ayaa weerarka ku dhintay in ka badan labaatan kalena waa ay ku dhaawacmeen – iyadoo toban ka mid ahna uu dhaawacoodu culus yahay – ka dib markii nin hubeysani uu rasaas ku furay subaxnimadii hore ee Sabtida.

Ninka weerarka qaaday oo haysta dhalashada Norway balse asal ahaan ka soo jeeda Iran ayaa xabsiga la dhigay, iyadoo Booliskuna ay sheegeen in laamaha ammaanku ay garanayaan, balse waxa ay intaa ku dareen in ninka la tuhunsan yahay uu sidoo kale qabo dhibaatooyin dhanka maskaxda ah.

BBC SOMALI

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.