image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dhadhaab iyo Nairobi oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee Qaxootiga Adduunka

Muqdisho (Onkod Radio) – Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee qaxootiga Adduunka, waxaanay qaxooti kasoo kala jeeda ilaa 8 waddan oo bariga Africa ku yaalla oo ay Soomaaliduna mid tahay tahay ay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabteen bandhig dhaqameed ay ku xusayeen maalintan.

Bandhigan oo ay dadka qaxootiga ah ay ku soo bandhigayaan waxyaabaha uu wadan kasta dhaqan u leeyahay ayaa ujeedadiisu lagu sheegay sidii loo abuuri lahaa jawi isdhexgal iyo wada noolaasho, kaasoo dhex mara bulshooyinka qaxootiga ku ah magaalada Nairobi iyo bulshada kale ee Kenyanka ah iyo waliba kuwa aanan ahayn.

Cabdullahi Mire waxa uu ka mid yahay dadka soo qaban qaabiyay bandhigan, isagoo sidoo kalena u dhaq dhaqaaqa arrimaha Qaxootiga Soomaalida ee Kenya, waxaana uu bandhigan uga waramay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

VOA

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.