image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ergayga Arrimaha Abaaraha iyo Madax Ka Socotay UNHCR oo Kulmay

Muqdisho (Onkod Radio) – Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arriimaha Abaaraha iyo gurmadka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay madax ka socotay hey’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR, waxaana ay kawada hadleen arrimo dhowra oo la xiriira Qoxootiga Soomaaliya.

Maxamad Abdi Afeey oo ah Ergeyga Hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR u qaabilsan GEESKA Afrika, oo uu wehliyo Magatte Guisse oo ah madaxa UNHCR Soomaaliya ayaa warbixin ka siiyey hawsha baaxada ee ay UNHCR ka wado arrimaha Qaxootiga, Barakacayaasha iyo gurmadka abaaraha.

Dhiniciisa ayuu Ergeygu warbixin ka siiyey Afey hawlaha hortebinta u leh xafiiska Ergeyga, isagoo hoosta ka xariiqay ahmiyada uu Madaxweynaha siinayo gurmadka abaaraha iyo xal u helidda Qaxootiga iyo barakacayaasha ah, kuwaas oo ay ku saamaysay gudaha dalka ee ku sugan xeryaha Barakacayaasha.

Onkod Radio

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.