image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Fahad Yaasin:”Dilkii Ikraan waxaa kadambeeyay Raysal Wasaare Rooble, Mahad Salaad iyo Cabdiraxmaan Al Cadaala”

Muqdisho (Onkod Radio) – Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin oo Waraysi bixiyey ayaa dilkii Ikraan Tahliil dusha u saaray Sadex masuul oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaas oo kala ah Raysal Wasaare Rooble, Mahad Salaad oo ah agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Al Cadaala.

Fahad Yaasin oo arrintaas ka hadlaya ayaa wuxuu yiri “Gabadhaan waxaa marka hore la geeyay xafiiska Raysal Wasaaraha,Waxay ahayd shaqo doon, kadib Mahad Salaad ayaa gaadhi kusoo qaaday, waxaana la geeyay Daarusalaam, kadibna Jilib ayaa lasii geeyay,halkaas ayaana lagu dilay,waxaana dilka fuliyay Mahad Karataay oo Xidhiidh dhow ay leeyihiin Mahad Salaad’’“Gacanta fulisay dilka Ikraan Tahliil waxaa lahaa Mahad Salaad, Farsamadana waxaa lahaa Al Cadaala. maskaxdana waxaa lahaa Rooble,dilkana waxaa geystay Al Shabaab”“aakhiro waxaa la weydiin doonaa Insha Allah Raysal Wasaare Rooble, Gabdhaan waxaa dilkeeda ka dambeeyay sadaxdaas rag iyo Al Shabaab”.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.