image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Faah-faahin ku saabsan laba qarax oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ahaa miino dhulka lagu aasay kuwaas oo ka kala dhacay deegaanka KM13 iyo xerada Xerada Badbaado, waxaana qaraxa KM13 lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka.

Qaraxa ka dhacay Badbaado ayaa isna ahaa miino la geliyay maqaaxi laga cabo shaaha.

Ugu yaraan shan qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhaawacmeen qaraxyadaas.

Ma jirto ilaa hadda cid sheegatay mas’uuliaydda qaraxayadan, hasse yeeshee qaraxyada noocan ah ee lala eegto ciidamada dowladda waxaa fuliya ururka al-Shabaab oo dagaal kula jira ciidamada dowladda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.