image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqddisho isaga iyo Wafdi uu hogaaminayay, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin kale duwan oo ka tirsan golayaasha dowladda federalka Soomaaliya.

Socdaalka Laftagareen ee magaalada Muqdisho ayaa ku qotoma ka qeyb galka munaasabadda Caleema-saarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo lagu wado in barri ay ka dhacdo magaalada caasimadda ah, kadib doorashadiisii 15-kii bisha May 2022-ka uu noqday madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda.

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa maanta soo gaaray wufuud kale duwan, , kuwaas oo u jeedkoodu yahay ka qeyb galka xalafladda lagu wado in barri lagu caleemo saaro madaxweynaha dalka, waxaana la filayaa in dalka ay soo gaaraan madaxda wadamada dariska ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.