image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanka Fasalka 12-aad

Muqdisho (Onkod Radio) — Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, ayaa soo saaray jadwalka Imtixaanka Shahaadiga fasalka 12-aad ee dugsiga sare 2021 -2022, kaas oo ardayda Soomaaliyeed ay ka qaaddo wasaaraddu iyo sannad walba, laguna galo manhajka waasaarrdu diyaariso.

Wasaaradda ayaa horay u shaacisay Imtixaanka ayaa waxa uu billaaban doonaa 18ka June 2022, oo ku beegan maalin Sabti ah, waxaana uusoo gabagaboobi doonaa 22-ka, bisha maalin Arbaco ah, Jadwalkani kasoo baxay xafiiska ayaa lagu qeexay  sida maaddooyinku-u-kala horreyn doonaan maaddooyinka ardaydu ay galayaan oo ka kooban 10 maaddo oo ardaydu qaadatay.

Wasaaradda waxbarashada ayaa  sheegtay sidoo kale in Imtixaanka lagu dhowaaday inuu sannadkaan baaqdo, kadib markii loo waayay dhaqaale, kadib doorashadii dalka. waxaana ay uga mahadcelisay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Xasan Shiikh Maxamuud oo wasaaraddu ku ammaantay inuu bixiyay qarashaadkii loogu talo galay in lagu fudeediyo Imtixaanka.

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, ayaa lagu leeyahay lacagihii sannadkii hore ee Macallimiintii ilaalineysay Imtixaanaadka in aysan wax lacag oo xuquuqdooda ay siinin annagoo soo xigannay dhoowr Macallin oo ilaalo ka ahaa sannadkii hore iskuulladii iyo goobihii lagu galayay imtixaanaadkii Shahaadiga.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.