image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Rooble oo kala diray guddiyadii doorashada dadban

Muqdisho (Onkod Radio) — Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga Federaalka Soomaaliya ayaa kala diray Guddiyada doorashooyinka dadban.

Guddiyadaasi oo isugu jira heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka.

Warqadda guddiyada doorashada lagu kala diray oo xafiiska Ra’isul wasaaraha ka soo baxday sumaddeeduna tahay XRW/0289/05/2022 waxaa lagu sheegay xil-gudashada guddiyada iney ku ekeyd marki labada aqal ee baarlamaanka 11-aad ay doorteen madaxweynaha JFS.

Kuraasta ay guddiyadu go’aamiyeen in dib loo soo doortana ay maamulayaan guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka.

Guddiga ayaa la sheegay sababta loo kala diray inay tahay inay fasaxi rabeen kursiga Fahad Yaasiin oo muddo muran ka taagnaa

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.