image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Golaha wasiirrada ayaa ansixiyay miisaaniyaddii ugu badneyd

Muqdisho (Onkod Radio ) – Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo maanta uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa lagu ansixiyey...

Safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo aad u ammaanay awoodda ciidan ee Finland

Muqdisho (Onkod Radio ) – Doughlas Hickey, safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo wareysi siiyay Fox News ayaa sheegay in uu awoodda ciidan ee...

76 jirka ku howlan jirdhiska lehna jiimka ugu faca weyn Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio ) – Guri gaboobay oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, waxaa ku yaalla xarun lagu bixiyo tababarka jirdhiska. Alaabta taalla...

Taliyaha cusub ee hay’adda NISA oo la magacaabay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, ayaa Maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ee caasimadda Soomaaliya, ayaa ansixiyay magacaabista taliyaha Hay’adda...

Gebagebadii Tababarka Saxafiyiinta, Safiirka UK iyo Xoghayaha Guud ee SJS ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay ka qaybgalayaasha

#Muqdisho (Onkod Radio ) – 26 May 2022 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS, ayaa soo gebagebeeyay tababar socday labo maalmood oo ku saabsanaa...

Somaliland oo si weyn uga hortimid go’aan kasoo baxay DF oo lagu kala qeybiyay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Xukuumadda Somaliland, ayaa si adag uga hortimid sida ay dowladda federaalka Soomaaliya, u go’aamisay tirada Xujeyda uu Sacuudigu siiyay,...

Safiirka Mareykanka oo shaaciyay arrin ka go’an madaxweyne Xasan

Muqdisho (Onkod Radio ) – Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre oo wareysi gaar ah siiyay VOA ayaa sheegay inay madaxweynaha cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shaqada ka joojiyey Wasiirka Arrimaha Dibedda

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu shaqada ka joojiyey wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah...

Aabe Carruurtiisa Ku Dilay Gaalkacyo

Muqdisho (Onkod Radio ) – Wara.r dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa Aabe subaxnimadii saakay ilmo uu dhalay ku dilay magaalada Gaalkacyo ee gobolka...

Xasan sheekh oo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Xil u magacaabay

Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha iyo Binia'adannimada ee Soomaaliya...

Deg Deg, Rooble oo shaqo joojin ku sameeyay wasiirka arrimaha dibadda + sababta

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo joojin ku sameeyey wasiirka arrimaha dibadda, Cabdisaciid Muuse Cali,...

Madaxweyne Xasan Sheekh, oo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd magacaabay xilkii u horeeyay, kaasi oo u magacaabay Xuseen Sheekh Maxamuud...

Shanta arrimood uu Famaajo uga duwan yahay madaxweynayaasha kale

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si rasmi maanta xilka ugu wareejiyey Madaxweynaha cusub Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu tilmaamaa inuu leeyahay...

Muxuu Farmaajo ku wareejiyay Xasan Sheekh ?

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Madaxweynaha mar labaad...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.