image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Dhibbane Gaboose oo xog cusub ka bixiyay dilkii Eng Yariisow iyo

Muqdisho (Onkod Radio) — Agaasimihii hore xafiiska hanti-dhowrka ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Maxamuud Gaboose, oo ka mid ahaa masu'uliyiintii lixaadkooda ku waayay qaraxii...

Xil-wareejin caawa ka dhacday Madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud iyo ku-xigeenkiisa Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo dhawaan Madaxweyne Xasan Sheekh uu...

Muxuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur kala hadlay Wasiir Khadiijo iyo wasiiro goboleedyada dalka

Muqdisho (Onkod Radio) —  Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa caawa kulan fogaan arag ah...

On the conclusion of journalists training, UK Ambassador and SJS Secretary-General award certificates to participants

MOGADISHU (Onkod Radio) , Somalia 26 May 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) concluded a two-day journalists training on security, safety and promotion of...

Kulan ka dhacay Jigjiga oo looga hadlay sicir bararka xooggan

Jigjiga (Onkod Radio) — Wadamada saxaraha ka hooseeya ee Africa ayaa waxay wajahayaan xaalad dhaqaale oo ba’an, iyadoo qiimaha maciishada quutul daruuriga ah iyo...

Qarax miino oo lagula eegtay ciidamada DF deegaanka Ambareeyso

Muqdisho (Onkod Radio) — Qarax miino oo lagu aasay Bar koontarool oo ciidanka dowladda Federaalka ay ku leeyihin tuulada ambareyso oo shan kiilo mitir...

Askar ka tirsan Ciidanka Millateriga Soomaaliya oo qaad dhaceysay ayaa si bareer ah u dilay qof shacab ah

Muqdisho (Onkod Radio) Askar ka tirsan ciidamada millateriga Soomaaliya, oo ku hubeysnaa qoryaha fudud ayaa si bareer ah maanta duhurkii qof shacab ah ku...

Tobaneeyo qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday kaniisad ku taal Nigeria

Muqdisho (Onkod Radio) — Ugu yaraan 31 qof ayaa ku dhintay toddobo kalena waa ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday kaniisad ku taalla koonfurta...

Mid kamid ah ilaalada gaarka ah ee guddoomiye Cumar Finish oo la dilay

Muqdisho (Onkod Radio) — waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho lagu dilay Xuseen Abuukar Nuur oo kamid ahaa Ilaalada gaarka ah ee Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar...

Ololaha doorashada Kenya oo si weyn uga socda deegaannada Soomaalida

Garissa (Onkod Radio) — Ololaha doorashada Kenya ayaa xowli ah uga socda dhulka Soomaaliya, iyada oo siyaasiyiinta Kenya ay shacab ka codsanayaan inay codeeyaa...

Taariikhda hoggaamiyihii ururka Al-Itixaad Sheekh Cali Warsame oo geeriyooday

Muqdisho (Onkod Radio) — Waxaa geeriyooday Sheekha Soomaaliyeed ee caanka ahaa, ee reer Burco Sheekh Cali Warsame Xasan isaga oo ku jiray da’da 83...

DEG DEG: Ra’isulwasaare Rooble oo ku guuleystay in lasoo daayo Soomaali sannado badan ku xirneyd Imaaraadka Carabta

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu dambeyntii ku guuleystay in uu xabsiga kasoo sii daayo 10 Nin...

Hay’adda Human Rights Watch oo warbixin cusub ka soo saartay xasuuqii deegaanka Gololey

Muqdisho (Onkod Radio) — Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa warbixin cusub kasoo saartay xasuuqii laba sano ka hor ka dhacay deegaanka...

Sheekh Cali Warsame oo kamid ahaa dadkii la dooday Axmed Godane oo geeriyooday

Urdun (Onkod Radio) — Allah u naxariistee waxaa dalka Urdun ku geeriyooday Sheekh Cali Warsame, oo ahaa caalim Soomaaliyeed oo weyn, kaas oo muddooyinkii...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.