image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Qarax miino oo lagula eegtay ciidamada DF deegaanka Ambareeyso

Muqdisho (Onkod Radio) — Qarax miino oo lagu aasay Bar koontarool oo ciidanka dowladda Federaalka ay ku leeyihin tuulada ambareyso oo shan kiilo mitir ujirta dagmada baraawe.

Qaraxa ayaa dhaliyay khasaare kala duwan waxaa ku geeriyooday saddex ka tirsan ciidamada millitariga sida ay inoo xaqiijiyeen goobjooge yaal.

Sidoo kale mid ka mid ah, Millateriga ayaa dhaawac halis ah ka soo gaaray.

Dad goobjooge yaal ah, ayaa sheegay in ay maqleen jugta qarax xooggan oo loo malaynayo in uu ka dhashay miino lagu aasay dhulka kasoo dhalisay khasaare kala duwan.

Ma jiro war kasoo baxay Dowladda Federaalka iyo laamaha amniga kuwa booliska Millateriga.

Masu’uliyadda weerarkan daqiiqado kaddib waxaa sheegtay Ururka Al shabaab, ayagoo sheegtay inay ku dileen weerarkaasi 7 askari.

Halkani waa goobta qaraxu uu ka dhacay
Halkani waa goobta qaraxu uu ka dhacay

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.