image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Mid kamid ah ilaalada gaarka ah ee guddoomiye Cumar Finish oo la dilay

Muqdisho (Onkod Radio) — waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho lagu dilay Xuseen Abuukar Nuur oo kamid ahaa Ilaalada gaarka ah ee Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Finish.

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed ayaa durtaba gaaray goobta uu ka dhacay dilka, ayada oo halkaas ka bilaabay baaritaano la xiriira dilka iyo sida uu u dhacay.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in meydka Askariga la dilay la geeyay xarunta CID-da.

Ma aha markii u horeysay ee Askari ka tirsan dowladda uu dilo Askari kale oo uu muran soo kala dhex-galay, waana dhacdo in badan soo noq-noqotay oo marar badana looga digay ciidamada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.