image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEG DEG: Ra’isulwasaare Rooble oo ku guuleystay in lasoo daayo Soomaali sannado badan ku xirneyd Imaaraadka Carabta

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu dambeyntii ku guuleystay in uu xabsiga kasoo sii daayo 10 Nin oo sannado badan ku xirnaa dalka Imaaraadka Carabta.

Sida aan ogaanay 10-ka Nin ayaa waxaa la xiray kaddib markii lagu helay dambi ah inay isku dayeen inay afduubtaan markab shidaal sannadku markii uu ahaa 2011-kii.

Dowladda Imaaraadka ayaa sii-deyntooda oggolaatay dalab uga yimid Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo u gudbiyay safarkii ugu dambeeyay ee uu ku tagay dalkaas.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in dowladda Imaaraadka u soo dhoofisay tobankaan Nin magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, kuwaasi oo lagu kala magacaabo;

1. Cabdalla Maxamuud Faarax

2. Cabdifataax Xuseen Maxamed

3. Maxamuud Cabdi Ibraahim

4. Xasan Saciid Xuseen

5. Cabdixamiid Cabdullaahi Maxamed

6. Saqaar Maxamed Yuusuf

7. Guuleed Xirsi Faarax

8. Cali Tahliil Maxamuud

9. Cabdo Cali Saciid

10. Axmed Maxamed Cabdullaahi

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.