image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Mareykanka oo shaaciyay in la qabtay Soomaali madaxiisa la dul dhigay $1 milyan

Muqdisho (Onkod Radio) — Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay lacago fara badan dul dhigtay rag keenyaan ah kuwaas oo loo haysto ka ganacsiga daroogada iyo duurjoogta.

Min hal milyan oo doollar ayay dowaldda Maraykanka sheegtay in ay dul dhigtay Badru Cabdulcasiis Saalax iyo Cabdi Xuseen Axmed.

Raggaan ayaa ku eedyesan ka ganacsiga daroogada iyo dhoofinta duurjoogta, waxaana la sheegay in durba gacanta lagu dhigay Badru Cabdulcasiis Saalax oo kamid ah labada nin.

Badru ayaa la sheegay in laga soo qabtay deegaanka Liboi ee hoostaga Gaarisa, waxaana la sheegay in ay hadda uu gacanta laamaha ammaanka Kenya uu ku jiro Badru.

Agaasinka Danbi baarista iyo Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ay soo bandhigtay sawirada raggaan afar maalin ka hor, iyadoo sheegtay in loogu yaboohayo ciddii xogta raggaan keenta Hal milyan oo doollar.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.