image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Weerar lagu qaaday Kaniisad dad badan ku sugnaayen oo ku taalla Naigeria

Nigeria (Onkod Radio) — Koox hubeysan ayaa dilay dad ku sugnaa Kaniisad ku taalla gobalka Ondo ee Koonfur-galbeed dalka Nigeria,sida uu sheegay guddoomiyaha gobalkaas.

Arakunrin Akeredolu ayaa ku tilmaamay weerarkan mid fal “shaydaan ah “oo lagu beegsaday dad aan waxba galabsan.

Rag hubeysan ayaa gudaha u galay Kaniisadda Saint Francis Catholic, ee magaalada Owo,iyadoo halkaa ay xilligaa ku cibaadaysanayeen dad badan maadama maanta ay tahay maalin Axad ah.

Wararka ayaa sheegaya in kooxda weerarka gaysatay ay afduubatay qaar ka mid ah wadaadadii Kaniisadda joogay.Sidoo kale wali ma cadda tirada saxda ah ee dadka weerarkaan ku dhintay.

Bilihii la soo dhaafay guudahaan dalka Nigeria waxaa kordhayay rabshadaha iyo afduubyda ay ka gaysanayaan kooxaha hubaysan.

BBC SOMALI

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.