image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muhiimadda amnigu u leeyahay dowladda madaxweyne Xasan

Muqdisho (Onkod Radio) — Golaha Wasiirrada ee dowladda Soomaaliya ayaa shalay soo jeediyay islamarkaana ansixiyay in xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamanka uu noqdo taliyaha hay’adda sidoonka qaranka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale xilalkii ugu horreeyay ee uu magacaabay markii uu xilka la wareegay waxaa ka mid ahaa la-taliyahiisa Amniga Qaranka oo loo magacaabay Xuseen Macalin Maxamud.

Dadka dorashada siyaasadda ayaa ku tilmaamay in la hormariyo magacaabista iyo wax ka baddelka madaxda hey’adaha amniga ay muhiim ay u tahay ka hortagista firaaq amni oo dalka ka dhaca, kahor inta uusan madaxweynaha soo xulan Ra’-isul Wasaare.

VOA

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.