image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Samiira Naasir: Gabadha caawa qabsatay baraha bulshada Soomaalida.

Muqdisho (Onkod Radio ) – Baraha bulshada Soomaalida, waxaa caawa si weyn u qabsaday sawirrada gabadh lagu magacaabo Samiira Naasiir, oo loo magacaabay taliyaha booliska degmada Shibis ee gobolka Banaadir.

Samiira Naasir, oo ah, gabadh dhallinyaro ah, oo ka tirsan booliska Soomaaliya, ayaa loo magacaabay taliyaha booliska ee degmada Shibis, sida ay baahisay warbaahinta Dowladda Soomaaliya.

Rag badan baa caawa ku calaancalaaya in lagu xiro Saldhigga Shibis, Samiira darteed.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.