image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, oo La Kulmay Safiirka Mareykanka

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa hoyga uu magaalada Muqdisho ka dagan yahay ku qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka ee Soomaaliya Larry Edward André, Jr.

Madaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay tageerada Maraykanka ee Soomaaliya, dagaalka Al-shabaab oo mareykanku uu ka taageero Soomaaliya iyo xaalada Gobolka Geeska Afrika.

Madaxda dowlad goboleedyada ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, waxaana ay kawadaan kulamo gaar gaar ah oo ay la leeyihiin wakiillada kala duwan ee beesha caalmka ee ku sugan Muqdisho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.