image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweynaha Jabuuti, oo u Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Jabuuti (Onkod Radio) – Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dowladda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, oo habeennimadii xalay Baarlamaanka labada gole ay u doorteen madaxweynaha 10-aad, waxaana isa soo taraya hambalyada kala duwan ee ka imaanaysa dunida ee loo jeedinayo Xasan Sheekh

”Waxaa farxad weyn ii ah inaan u hambalyeeyo Hassan Sheikh Moxamuud , Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya. Doorashadiisa waxay daliil u tahay adkaysiga hay’adaha Soomaaliyeed iyo waqti taariikhi ah oo u ah dhammaan Soomaalida. Allaha awooda leh ha ku garab galo hawsha weyn ee hortaala” ayuu ku yiri  bartiisa Twitterka Ismaaciil.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa hambalyeeyay madax kala duwan, waxaana hambalyada madaxweynaha Jabuuti ay imaanaysaa iyadoo cilaaqaadka Jabuuti iyo dowladdii Farmaajo uusan aheyn mid wanaagsan, Xasan ayaa noqday maadaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaaliya laba jeer madaxweyne ka noqda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.