image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulamo kala gooni gooni ah oo ay Maanta yeesheen waxaa ay iska soo xuleen guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Guddiga oo ka kooban 17 xubnood ayaa 10 ka mid ah waxaa iska soo dhex xulay Xildhibaannada Golaha Shacabka, halka 6 xubnood ay soo xuleen xildhibaannada Aqalka Sare, halka Xubinta 17-aad uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Xubnaha Guddigan ayaa waxaa ay diyaarin doonaan qorshihii lagu dooran lahaa Madaxweynaha muddo kooban, waxaana magacyada 17 Xubnood ee guddiga ka kooban.

1- Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed.
2- Xildhibaan Cali Xaaji Daahir.
3- Xildhibaan Nuur Mustaf Mukhtaar.
4- Xildhibaan Beerey.
5- Xildhibaan Maxamed Ibraahim Mucalimuu.
6- Xildhibaan Maxamed Caananuug.
7- Xildhibaan Cumar Yuusuf.
8- Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.

Saddex Xubnood ayaa ka dhiman Xubnaha Guddiga ee ka socda Golaha Shacabka, wuxuuna Guddoomiyaha sheegay inay soo dhameystiri doonaan illaa caawa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.