image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararkii ugu dambeeyey dagaal dhacay deegaan hoostaga degmada Aadan Yabaal

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahan deegaanka Ceel Cali Axmed, ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal xooggan oo geystay khasaaro kala duwan geystay.

Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii xubno katirsan kooxda Al-shabaab ay weerar ku soo qadeen fariisimo ay ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ay ku la hayeen deegaankaasi.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu ahaa mid xooggan balse aysan ogeyn khasaaraha rasmi ah ee dagaalka uu geystay inta uu la eg yahay.

Weli maamulka Hir-shabeelle iyo saraakiisha militeriga Soomaaliya kama aysan hadlin dagaalkan ka dhacay deegaanka Ceel Cali Axmed.

Sidoo kale deegaanka maanta dagaalka ka dhacay ayaa waxa uu ka mid yahay deegaanka hoostaga degmada Aadan Yabaal oo labo sanno ka hor ay ciidanka dowladda ay la wareegeen.

Ma’ahan markii ugu horeeysay ee ay kooxda Al-shabaab dagaal toos ah ku qaado deegaanka Ceel Cali Axmed oo ah deegaan istaatiiji ah oo ay saldhigyo waa weyn ay ku lee yihiin ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ee Macawisleey.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.