image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

15 Xildhibaan oo loo fasaxay in ay xaadiraan kalfadhiyada golaha shacabka kaddib…

Qoraal kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa lagu sheegay in 15 xildhibaan oo katirsan golaha shacabka loo fasaxay ka qeyb galka fadhiyada guud ee kalfadhiga 6-aad ee golaha shacabka.

Qoraalka ayaa kasoo ayaa lagu sheegay in Xildhibaannadan hore looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada guud ee golaha ka dib dhacdadii golaha ka dhacday 27-kii bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay.

“waxa uuna xildhibaanadda kula dardaarmay ilaalinta dastuurka Qaranka, xeer hoosaadka iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed”.  ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay guddoomiyaha.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.