image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxey kawada hadleyn wasiirrada Gaashaandhigga dalalka Soomaaliya iyo Tukriga ?

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa dalka Turkiga Yaşar Güler ayaa kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi.

Kulanka ayaa ku saabsanaa wada hadalada xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga la dagaallanka argagixisada iyo horumarinta tababarada Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.

Kulanka oo diiradda lagu saaray wada shaqeyn qoto dheer iyo iskaashi adag oo gacan ka geysta nabadda iyo xasilloonida mustaqbalka fog.

Sidoo kale wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Cabdulqaadir Mamaxed Nuur, waxa uu kaga mahadceliyay dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay ku bixiyaan dagaalka aan kula jiro kooxaha Daacish iyo Al-shabaab,  kaasoo muhiim u ah xaqiijinta xasilloonida iyo ammaanka Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.