image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxey kawada hadleyn Siciid Deni iyo safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya ?

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah golaha wasiirrada Puntland, ayaa looga hadlay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ka socda.

Waxaana tallabadaasi boogadiyay saiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, isaga oo sheegay in UK ay garab taagan tahay dagaalka ay kula jirto Puntland kooxda Daacish.

Sidoo kale Ambassador Micheal ayaa ka dhawaajiyay in UK in ay  xoojineyso Iskaashiga kala dhaxeeya maamulka Puntland, ayna kor u qaadeyso mashaariicda horumarineed ee Uk ka fuliso Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.