image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Xukuumadda cusub ayaa kala baddeshay wasiirro dhoowr ah

Muqdisho (Onkod Radio) — Qaar kamid ah Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka la wareegay Wasaaradaha loo magacaabay, kadib kalsooni...

Somali, Uganda hold first ever business summit together

Kampala (Onkod Radio) — The business communities of Somali and Uganda have held first ever business summit as they explored potential trade opportunities. In a...

SPARK oo taageeraysa kasoo kabashada COVID-19 ee dhaqaalaha Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Soomaalidu waxay wajahayeen sannado badan dhibaatooyin, waxyaabo deegaan ahaan dhib badan oo cimilada ka dhashay iyo cuduro dilaacay sanadihii u...

Maraykanka oo Ukraine ugu deeqaya hub qiimihiisu gaarayo illaa $1 bilyan

Washington (Onkod Radio) — Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay Isniintii maanta ahayd inay dalka Ukraine ugu deeqi doonto, hubkii ugu badnaa ee si toosa loogu...

Ilaalada xeebaha Turkiga oo soo badbaadiyay Muhaajiriin

Ankara (Onkod Radio) — Ciidamada Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa soo badbaadiyay muhaajiriin ay ciidamada Gariigga dalkooda ka soo celiyeen, xilli ay dhuumasho ku galayeen. Inta...

Al-Shabaab oo weeraro ka fulisay Kenya, xilli ay ka billowdeen doorashooyinka

Kenya (Onkod Radio) — Wararka laga helayo gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weeraro horleh ka fulisay dalkaasi. Weeraradaan...

Xildhibaan Odawaa ayaa diiday guddi maanta lagu daray

Muqdisho (Onkod Radio) — Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, ayaa diiday guddi maanta lagu daray oo ahaa baarista fowdadii dhowaan ka dhex kacday xarunta...

Xasan iyo Yoweri maxaa kasoo baxay wada hadalladoodii

Kampala (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqasho rasmi ah ku joogo magaalada Kampala ayaa wada-hadallo miro dhal ah...

FBI-da oo baaris ku sameeyey guriga uu deganyahay Trump

Washington (Onkod Radio) — Saraakiil ka tirsan hay'adda FBI-da Maraykanka ayaa la sheegay inay baadhis ku sameeyeen qasri weyn oo uu leeyahay madaxweynihii hore...

Deg Deg, Aadan Madoobe, oo qaaday tallaabo la xiriirta fowdadii baarlamaanka Darraad

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo baaritaan ku sameeya dhacdadii nidaam-darada...

Ra’iisulwasaare Xamsa Barre, ayaa xilka ku wareejiyay Saalax Jaamac oo ah Ras’iisulwasaare ku xigeenka Cusub

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalka u kala wareejiyay Ra'iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee...

Somaliland oo xir xirtay siyaasiyiin horleh iyo shir u socdo mucaaradka iyo xukuumadda

Hargeysa (Onkod Radio) — Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Hargeysa ee caasimada maamulkaas, halkaas oo...

Yoweri Museveni, wuxuu si cad u sheegay in dalkiisa uusan awood buuxda oo dhaqaale u ahayn bixinta mushaarka Ciidamada

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ka hadlay dhibaato ka haysato la dagaalanka kooxda Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya iyo sida ay...

Polls Open in Kenyan Presidential Election Said to be Tight

Nairobi Kenya (Onkod Radio) — Voting was well underway on Tuesday in Kenya’s unusual presidential election, where a longtime opposition leader who is backed by...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.