image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xildhibaan Odawaa ayaa diiday guddi maanta lagu daray

Muqdisho (Onkod Radio) — Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, ayaa diiday guddi maanta lagu daray oo ahaa baarista fowdadii dhowaan ka dhex kacday xarunta Baarlamaanka ee Vila Hargeysa.
Fowdada, ayaa ahayd sawaxan iyo gacan qaad ay isku gacan qaadeen xildhibaanno qaar oo ka careeysnaa ansixinta golaha Wasiirrada.
Ka cudur daarasho.
Anigoo u mahad celinaya gudoomiyaha golaha shacabka JFS Mudane Sh Aadan Maxamed Nuur (Sh Aadan Madoobe), haddana waxaan ka cudur daaranayaa ka mid noqoshada xubinimada guddigaan hoos ku lifaaqan.
Xildhibaanada saxiibadeey ah waxaan kula dardaarmayaa in aan mar walba ilaalinno anashax iyo dhaqanka wanaagsan, xasuusnaana inaan nahay indhihii dalka.
Mahadsnaidiin.
No photo description available.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.