image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maraykanka oo Ukraine ugu deeqaya hub qiimihiisu gaarayo illaa $1 bilyan

Washington (Onkod Radio) — Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay Isniintii maanta ahayd inay dalka Ukraine ugu deeqi doonto, hubkii ugu badnaa ee si toosa loogu dirayo dalkaas, xilli Ukraine ay isu diyaarinayso inay ka hortagto weerarada uga imanaya dalka Ruushka ee ka socda Koonfurta dalkaas.

Hubka iyo saanadda kale ee Militari ee loo dirayo dalka Ukraine ayaa ku kacaya illaa $1 Bilyan oo dollar, waxaana hubkaasi isugu jiraa, gantaallo, rasaas iyo saanad kale, kuwaas oo laga soo ururiyey kaydka wasaaradda difaaca Maraykanka.

Shixnadda cusub ee hubka ee Maraykanku ugu deeqayo dalka Ukraine ayaa sii xoojin doontaa awoodda ay Ukraine u leedahay inay iska caabbiso weerarada uga Imanaya dalka Ruushka, waxaana dadka ka faallooda arrimaha dagaalku ay sheegayaan in marka ay Ukraine ay hesho hubkan, inay awood u yeelan doonto inay qaabayso habka dagaalku u socdo, isla markaana ay yeelato awood ay saamayn ugu yeelan karto guusha ay gaadhayso furimaha dagaalka.

Kyiv ayaa dedaal ugu jirta inay dib u riixdo ciidamada Ruushka, kuwaas oo ay maalmihii ugu dambeeyey dhex marayeen dagaallo culusi.

Wakaaladda Wararka ee Associated Press Voa Somali

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.